WARARKA SOOMAALI

Daawo:Amaanka Muqdisho oo Soo hagaagaya iyo Shacabka oo u riyaaqay Wasiiro Saqdhexe la suxuuranaya Ciidanka-Video

Amaanka magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa siwayn isku bedelay kadib markii ay Dawlada Soomaaliya u samaysay Ciidamada gaar ah ee Xasilinta magaalada Muqdisho, Kuwaasi oo ka Kooban Nabad Sugid, Milatari iyo Booliska.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wasiirka Amniga iyo Masuuliyiin ka tirsan Dawlada ayaa Kormeer ku tagay Qaybaha kala duwan ee magaalada Muqdisho Xili Habayn ah, waxayna Halkaasi kula suxuurteen Ciidamada, Sidoo kale shacabka ayaa ka hadlay Isbadalka laga dareemay magaalada Muqdisho.

SOMALI NEWS

To Top