Somaliland Cusub ayaa Lagaga Dhawaaqay Dalka Debadiisa Waxaana Arintan Xajiiyey Dad kasooo Jeeda Deegaanada Maamulka Somaliland Kuwaas oo Warbaahinta la Hadlay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ma Cada Sida Arrintani u Dhacday Laakiin Kaliya Waxa La Xajiiyey Waxaa weeye inay Jirto Somaliland Cusub oo aan ahayn Mida Gudaha oo Lagu Dhawaaqay Dhismaheeda.
