WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wararkii ugu dambeeyay ee Xiisadda Tukaraq iyo Taliyaha Ciidamadda Maamulka Somaliland Nuux Taani oo gaadhay-Video

Wararka laga helayo Deegaanka Nugaasha Dhanka Sool waxaa lagu Soo waramaya Inay Ciidamada maamulka Soomaliland dib uga Soo noqdeen fadhisimo ay Ku lahayeen Gobolka Sool,iyagoona Goobahii Hore ugu Sugnaayeen Kusoo laabtay Sida Warar Sheegayaan.

Ciidamo badan Oo Ilaa Buuhoodle ka Tagey ayaa Gaadhey Sool kuwaasi oo tageeraya Ciidamo ka yimid dhanka Garoowe oo Horay u Sheegay Inay dagaal Ku qaadayaan Maamulka Soomaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siyaasinta Dhulbahante ee Ku Sugnaa Garoowe ayaa ku kala Qeyb san dagaalkani waxaana Siyaasinta  Qaar Ku Sugan yahiin Duleedka Tukaraq Halka Kuwo kalana Garoowe Joogaan Iyagoo Codsaday Inaan dagaalkaasi Cid kasta Ka Qeyb gasho halka qaar ka kalena ay Maamulka Puntland ku eedeynayaan in ay Sool Colaad ka hurinayaan.

 

SOMALI NEWS

To Top