WARARKA SOOMAALI

Daawo- Waxgaradka Buuhoodle oo fariin toosa u direy madaxweynaha Somaliland Ahmed Siilaanyoow-VIDEO.

Odayaal ku sugan Buuhoodle ayaa direy codsi ku socda maamulka Somaliland gaar ahaan ahmed Siilaanyo, waxayna ka hadden Nin deegaanka ka soo jeeda oo afartan maalMood ku xidhan xarunta danbi baadhista ee HARGAYSA. Ugu horeyna waxa ka hadlay Odey Ali Dahablle oo sheegay inay codsigan ujeedinayaan golayaasha Garsoorka iyo sharci dejinta iyo sidoo kale Ahmed SIilaanyow.

HALKAN KA DAAWO…

Waxay sheegeen inuusan Ibraahim Ali Kaneec uusan lahayn wax danbe ah oo uu ahaa ninka ka shaqaysanayey deegaanka, waxayna sheegeen in haduu danbi lee yahay ay tahay in maxkamad la horkeeno.

[email protected]

 

SOMALI NEWS

To Top