Laascaanood (HM)-Wasiir ku xigeenka wasaarada Howlaha guud iyo guryeynta maamulka Puntland Maxamed Xuseen Xaashi ayaa booqday deegaano ka tirsan Gobalka Sool gaar ahaan meelaha wadada laamiga ah ee Buundooyinka ah kuwaasoo uu wax yeeleeyay roobabkii dhawaan ka daay degaanadaas.