Wasiirka Maaliyada Somalia Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Maanta Markale Ka Hadlay Arrinta Muranku ka Taagan yahay ee Cashuuraha Lagu Soo Rogay Ganacsatada Gobolka Banaadir.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiirka ayaa Sheegay in Wax ay Wasaaradu Wado ay Tahay Arrin Sharci ah oo Laga Doonayo Ganacsatadu inay u Hogaansamaan.