WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wasiirka Amniga Mamulka Khaatumo oo ka hadlay Arrimo Xasaasi ah Shirkii Caynaba iyo Colaada Koonfurta G.Sool-Video

Widhwidh Wasiirka Amniga Maamulka Khaatuno Ayaa Maanta Kahadlay Arimo Badan Waxaana Arimahaasi Kamid Ahaa

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

1 Shirkii Caynaba Iyo Waxa Uu Kusalaysnaa Iyo Wixii Kasoobaxay

2 Cidan Beeleed Yada Baharsame Iyo Qayaad Uqaramaysanaa Oo Larararo Oo Ay Siweyn Usoodhaweeyeen Kaxukuumad Ahaan

3 Cidan Lasheegay In Saaxdheer Lagaynayo Oo Ay Beeniyeen Waxaana Uu Sheegay Haday Isku Dayaan In Uu Saamayn Ukeenayo  Wadahaladaka

4 Xaalada Abaarta Iyo Waxa Uga Qorshayn Khaatumo Sagoona Kahadlay Soomaliland Waxay Kaga Heshiiyeen Arinkan

5 Siyaasiyiinta Kasoojeed Ssc Ee Diidan Wadahalada Hadan Katirsan Soomaliland Oo Uu Kahdalay Iyo Fariin Uu Udiray

6 Baaq Kuwajahan Beelaha Qayaad Iyo Baharsame Oo Uu Kacodsaday In Ay Colaada Joojiyaan Ayna Nabada Qataan

SOMALI NEWS

To Top