WARARKA SOOMAALI

Daawo Wareysi:-Wasiir ka tirsanaa Maamulkii Siilaanyo oo ka shifay Shirkad Sacad Cali Shire imaaraadka kala yimid-Video

Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Iyo Maalgashiga Xukuumada Siilaanyo Cumar Shucayb Maxamed ayaa Sheegay Xiligiisii inay san Dalka ka Jirin Shirkada Muranka Badan Dhalisay ee la isku Haysto.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Somaliland Waxaa Maalmahan ka Taagnaa Muranka ay Sababtay Shirkad Laga Leeyahay Wadanka Imaaraat-ka oo Wasiirka Arrimaha Debeda Maamulka Somaliland Wakiil uga Yahay Somaliland Taas oo aad looga Horyimid

SOMALI NEWS

To Top