WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Warbixin xaqiiqo ah muranka Siyaasadeed iyo Mustaqbalka Buuhoodle-Video

Buuhoodle (Horufadhi News)- Waxaan halkan idinka soo gudbin doonaa Hadii eebaha Awooda lihi ogalaado warbixin si xaqiiqo ah u taabanaysa Xaalada dhabta ah ee Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobalka Cayn.

Warbixintan oo laga diyaariyey Xaalada Siyaasadeed ,Mida shacab tan waxbarasho iyo Nolosha,Mustaqbalka Dadka Reer Buuhoodle ayaa waxaa ay soo uruurinaysaa is diidooyinkiin  Siyaasadeed ee deegaanka kasoo taxnaa mudo badan ilaa hadana ka socda sidoo kale warbixinta waxaa ay si weyn u iftiiminaysaa,Muranka iyo Khilaafka Siyaasadeed ee aan cidna uur dooxin ee ka taagan Magaaladaas,Doorka isimadda dhaqanka iyo Shacabka oo marba durbaanku dhanka uu uga yimaado u garaaca iyaga oo aan is waydiin ka faa,iidada u leh iyo ka kale ee aan dantoodu ku jirin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO WARBIXINTA

SOMALI NEWS

To Top