WARARKA SOOMAALI

Daawo- Telesom oo ugu danbeyntii Joojinaysa Lacagihii isku bedelka ee Sixirbararka kiciyey-Video,

Dhamaan deeganada maamulka SOmaliland ayaa waxa ka taagan Sixir barar baahsan, Maciishada oo hawada gashay iyo sare u kac baahsan oo noloshii dadka ah. Waxa arimahani ka danbeeyeen ka dib markii maamulkaasi uu xakameyn kari waayey shirkadda Telesom oo si weyn u diidey go’aamo la doonayey in dadka Danyarta ah loogu gargaaro.

Dedaalo badan ayaa hada u muuqda inay Telesom ay joojinayso isku bedelka lacagaha, waxaana dhaqaalahan hada ku noqon doona sariflayaasha, waxaana hada la dhawrayaa sida ay arintani uga sii hana qaado dhanka Telesom horeyna shirkadda Dahabshiil adeegeeda caanka ah ee EDAHAB ayaa horey u joojiyey lacagaha lagu shubanayo telefoonada ayagoo sheegay inay dadkooda ugu naxariisanayaan, balse hada Sariflayaasha ayaa noqon doona kuwa dhaqaalahoodu kobcaan.

HALKAN KA DAAWO GO’AANKA TELESOM…

Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top