Madaxweyne Ali Khaliif Galaydh ayaa ka degay Gollay-Yeedhay Laascaanood, ka dibna wuxuu markiiba wuxuu u ambabaxay magaalada Widhwidh ee G Cayn, halkaasoo uu ku sii hakan dona ka hor inta uusan ku laban Buuhoodle.
HALKAN KA DAAWO….
Gudoomiyaha barlamaanka ayaa warbaahinta uga warbixiyey safarkoodii iyo wada hadaladii maamulada KH IYO SL.
