WARARKA SOOMAALI

DAAWO: Ra’iisul Wasaare Rooble oo Luuqad adeg kula hadlay Guddiyada Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo hab fogaan arag ah kula kulmay Guddiyada Doorashooyinka ayaa bogaadiyey habsami u socodka doorashooyinka Xildhibaannada Golaha Shacabka ee laga soo doortay Galmudug, Koonfur galbeed iyo Soomaaliland.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxa uu faray Guddiyada doorashooyinka ee Puntland, Jubaland iyo Hirshabelle in ay si dhaqso ah u bilaabaan qabashada doorashooyinka Golaha Shacabka, si doorashada loogu soo gabagabeeyo waqtiga loo cayimay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo hab fogaan arag ah kula kulmay Guddiyada Doorashooyinka ayaa bogaadiyey habsami u socodka doorashooyinka Xildhibaannada Golaha Shacabka ee laga soo doortay Galmudug, Koonfur galbeed iyo Soomaaliland.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxa uu farayaa Guddiyada maamulka doorashooyinka ee Puntland, Jubaland iyo Hirshabelle in ay si dhaqso ah u bilaabaan qabashada doorashooyinka Golaha Shacabka, si doorashada loogu soo gabagabeeyo waqtiga loo cayimay.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

DAAWO: Ra’iisul Wasaare Rooble oo Luuqad adeg kula hadlay Guddiyada Doorashooyinka
To Top