WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo su,aal la yaab leh ka keenay Heshiiska DP-World iyo Maamulka Somaliland-Video

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah aqoonyahanadda Soomaaliyeed ee ugu aqoonta badan marka laga hadlayo arrimaha Siyaasadda iyo falanqeynta xaaladaha taagan sidoo kalena ah aqoonyahanadda Midnimadda Soomaaliya aaminsan ee kasoo jeeda Gobaladda waqooyiga Soomaaliya ayaa ka hadlay Heshiiska Maamulka Somaliland,Dp-wolrd iyo itoobiya ayaa sheegay in ay tahay wax lala yaabo in itoobiya lasiiyo qayb kamid ah dekadda berbera isaga oo Su,aal la yaab leh ka keenay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top