WARARKA SOOMAALI

Daawo Muuqaal:Ra,iisul Wsaare Xasan Cali Khayre oo Khudbad dheer jeediyey Magacaabayna Golihiisa Wasiirada iyo waxa laga rabo-Video

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa Khudbad ka jeediyey Munaasiabdii lagu magacaabay Xubanaha Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Khayare ayaa wuxuu siwayn uga hadlay Waxyaabaha Horyaala Wasiirada Cusub, Shuruudaha ay ku shaqayn doonaan, Hantidooda iyo Islaxisaabtanka Xilka lagu wayn doono, Waxaana Intaasi kadib Madasha laga Shaaciyey Magacyada Wasiirada Cusub, Kuwaasi oo sugay ainay Baarlamaanku Meel-mariyaan

SOMALI NEWS

To Top