Burcad hubeysan ayaa habeenkii Khamiista ku dilay magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Africa, laba wiil oo walaala ah oo ka mid ahaa Soomaalida ku gacansata dalkaasi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Cumar Salaad Xaashi iyo walaalkiis ka yar Libaan Salaad Xaashi, ayaa waxaa lagu toogtay dukaan ay ku lahaayeen magaalada Johannesburg.