Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ee Somaliland ayaa eedeeyey Wasaarada Warfaafinta Maamulka Somaliland Waxaana ay ku eedeeyeen Musuq maasuq Xadhkaha Goostay Sida uu Xajiiyey Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni) oo ka mid ah Xisbiga Ucid.
halkan ka daawo video
Maamulka Somaliland ayaa inta Badan Masuuliyiintiisa Lagu Xantaa Musuq maasuq Waxaana Dhowaan Maamulka Somaliland sheegeen inay la Dagaalami Doonaan Musuq Maasuqa.