Jaaliyada Soomaaliyeed Ee dalka Turkiga Iyo Ha’yado caalami Ah Ayaa Abaal marin U gartay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi Farmaajo.
Abaal Marintani Ayaa la Sheegay In lagu Siiyey dadaalka Nabada Uu wado Isaga Iyo Xukumada Raysal wasaare xasan cali Khayre.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
