WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Kulan si weyn loogu taageeray Dhismaha Ciidamadda Soomaaliya oo lagu qabtay Mareykanka-Vdeo

Kulan Lagu Taageerayey Dhismaha Ciidamadda Qaranka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaaladda Minneapolis ee Gobolka Minnesota.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan Sidiiq Warfaa oo ka mid Xildhibaanada Dawladda Soomaaliya, kamid mid ah Gudiga Difaaca ayaa Wuxuuna ka warbixiyey waxyaabaha ka socda dalka iyo Dhismaha Ciidamada Qaranka.

Munaasibada ayaa waxaa sidoo kale hadalo kasoo jeediyey Masuuliyiin kala duwan iyo Gabadhii ugu horaysay ee Soomaaliya diyaarad Duuliye ka noqota Asli Xasan Cabaadde.

SOMALI NEWS

To Top