WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Isimadda dhaqanka Buuhoodle oo ka hadlay Geerida Caaqil Maxamuud Dhunkaal oo shil ku dhintay-Video

Buuhoodle ( HM) Isimada dhaqanka Gobolka Cayn oo  Howlo shaqo u Jooga magaalada Jigjiga ee Xarunta Deegaanka Soomaalida ayaa Tacsi ka diray  Geerida Caaqil Maxamuud Xaaji Ibraahim [Dhuunkaal oo ku Geeriyooday Shil Gaadhi oo ka dhacay magaalada Buhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe,    Garaad Saleebaan Buraalle Aadan,   Suldaan Siciid Cismaan Cali iyo Boqor Cabdullaahi Axmed Cali ayaa  Tacsi u diray Ehelada Caaqilka, waxayna sheegeen inuu ahaa Nin Wanaagsan oo Shaqo Ballaadhan deegaanka kasoo Qabtay.

Isimada iyo Cuqaasha deegaanka ayaa sidoo kale hadlay Wadashaqayntii  kala dhaxaysay Caaqilka iyo Sifooyinkii wanaagsanaa ee uu lahaa, waxayna Alle uga baryeen inuu Naxariistii Janno ka Waraabiyo

SOMALI NEWS

To Top