Walalayaal waa muuqaal kooban oo hor udhac u ah Barnaamijyo aan dooneyno inaan ku taageerno Carruurtii uu ka baxay Alle ha unaxariistee walalkeeni inagu wadda qaaliga ahaa Jaamac Maxamuud Maxamed (Carwo Qudhaab)
CODSI: Faafi walaal Fadlan kuna soo taageer waxaad u awoodo Carruurta adiga oo ugu soo Hagaajinaya.
Telefanadda:- Telesom : 252 0634975225
Hormuud : 252 0618299726 Mahasanidiin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FARIINTA
