WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Faratoon oo ka hadlay culaysyadii soo wajahay markuu Wasiirka arrimaha Gudaha maamulka Somaliland ahaa-Video

Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Somaliland ayaa Xilka ku Wareejiyey Maxamed Kaahin Wasiirka Cusub ee arimaha Gudaha, Wuxuuna ka hadlay Waxyaabihii la yaabka badnaa ee uu la Kulmay Intuu Xilkaasi Hayey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka Cusub ee Xilka la wareegay Maxamed Kaahin ayaa ka hadlay waxyaabaha uu Diirada Saari doono,

Wasiirka cusub ayaa Dawladdii soomaaliya u dirtay Ruushka, Isagoona kamid ahaa Saraakiishii galay dagaalkii 77, Isagoona markii dambe Qayb ka noqday Jabhadii SNM.

SOMALI NEWS

To Top