WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dowladda Soomaaliya oo wararka Al-shabaab warbaahinta ka mamnuucday-Video

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Cali ibraahim (Xildhibaan) oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in aan la baahin Karin wararka Al-shabaab.

Afhayeenka Ayaa ku goodiyay Cidii qilaafta amarkaan ay tilaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadi doonto cidii amarkaan qilaafto.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dowladii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa amar ceenkaan oo kale ah ay ku mamnooceeyso tabinta wararka Al-Shabaab soo saartay.

SOMALI NEWS

To Top