WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Deni oo Dhahar ku tagay socdaal aysan Soomaliland fileyn & soo dhaweyn uu la kulmay.

Dhahar (HM) Madaxwayanaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdii uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa markuu maanta Dhahar tegey sheegay Maamulkiisu yahay midkii Shacabka.

halkan ka daawo

“Dowladdan waa dowladdii shacabka, waxaan rajeynayaa in aan dowladdan laga mashquulin doonin in ay shacabkeeda u adageeto,waxaan ku ammaanayaa xubnaha Baarlamaanka ee nala gartay siyaasaddaas ee nagu garab taagan, waxaan ka rajeynayaa in inta Sidii horeba marmar lugaha naqabsatay in ay in ay iska kaaya daayaan”.

SOMALI NEWS

To Top