WARARKA SOOMAALI

Daawo Deeqo Kala Duwan Oo Lagaadh Siiyey Bukaanka Widhwidh Iyo Xaalada Maanta

Widhwidh Gudida Caafimadka Widhwidh Ee Gurmadka Shuban Biyoodka Ayaa Waxay Deeqo Ka Gudoomeen Walaale Soomaliyeed Oo Usoogurmaday Dadkan Nafaqada Ubaahan Ee Xanuunku Kahaleelay Widhwidh

HALKAN KADAAWO DEEQAHA KALA DUWAN

Gudida Ayaa Alle Uga Baryay Dadkii Sadaqadan Lasoobaxay In Alle Ajar Iyo Xasanaad Uu Kasiiyo Yagoona Dadkani Ay Ahaayeen Kuwo Baahi Weyn Haatan Uqabay Deeqdan Maadaama Dadbadan Oo Jilicsan Hada Lagu Hayo Xarunta Bukaanka Widhwidh

DAAAWO

SOMALI NEWS

To Top