WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dalalka ay kasoo jeedeen Dadkii ku dhintay Diyaaradii burburtay ee Ethiopian Airline-Video

Jigjiga (HM)-Shirkada Diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa shaacisay wadamada ay ka soo jeedaan dadkii ku geeriyooday diyaaradii saaka ku burburtay duleedka magaalada Addis Ababa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

149 rakaab ah oo rag iyo dumar isugu jira iyo 8 shaqaalihii diyaarada ahaa ayaa ku dhintey burburka diyaarada.

Diyaarada ayaa  ku burburtay Bishoftu ama Debre Zeitoo 50km Koofur ka xigta caasimada Ethiopia.

Shirkada Ethiopian Airlines oo la rumeysan yahay inay tahay shirkadda ugu weyn ee diyaaradaha ee qaarada Afrika ayaa markii ugu dambeysay ay shil ku timaado ahayd sanadkii 2010kii.

Dadka Shilkan ku dhintay waxaa sidoo kale kamid ahaa Muwaadin Soonaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdishakuur Maxamed Cabdulle (Shahaad) oo kamid ahaa shaqaalaha Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaalia

Halkan ka aqriso Liiska Dalalka ay u dhasheen dadkii ku dhintey burburka diyaarada Ethiopian Airlines

32 Kenyan

18 Canada

9 Ethiopian

8 Chinese

8 Italian

8 US

7 British

7 France

6 Egypt

5 Netherlands

4 UN passport

4 Indian

3 Russian

2 Moroccan

2 Israeli

1 Belgian

1 Ugandan

1 Yemeni

1 Sudanese

1 Somali

1 Togo

1 Mozambican

1 Norwegian

 

SOMALI NEWS

To Top