WARARKA SOOMAALI

Daawo- Dadkii Xooluhu ka dhamaadeen ee Duleedka Buuhoodle oo Nolol adagi soo foodsaartay-VIDEO.

Dadkii xooluhu ka idlaadeen ee deegamada ku xeeran Buuhoodle ayaa xerooyinkii ay ku sugnaayeen noqdeen kuwa ku dayacan oo aan haysan biyo, raashin iyo waxbarasho midna, waxaa booday golaha deegaanka Khaatumo ee Buhoodle waxayna qayla dhaan u dieren umadda Soomaaliyeed, Muslimiinta iyo hay’adaha caalamiga ah.

HALKAN KA DAAWO…

Waxa ay sheegeen in dadkaasi aysan wax daryeela haysan, biyo nadiifa iyo raashin midna aysan heli karin hada, xoolihiina ay ka soo falaxasheen.

[email protected]

 

 

SOMALI NEWS

To Top