WARARKA SOOMAALI

Daawo C/weli Gaas & wafdi Wasiiradiisa Ah oo Reero Gabooye Ah Kadiiday Inay Caanahooda cabaan & heerka Cunsurinimada Ay marayso….

C/Weli gaas Hogaamiyaha Maamulka Puntland ” Maalin dhowayd Koox gabooye ah baan booqanay Caano ayey nasiiyeen Kadibna qaar nala socdey ayaa diidey Inay cabaan Aniguse caanihii iigu macaanaa ayaan meeshaas ka cabey heerka aan marayo ayey ku tuseysaa ” Cabdiweli Gaas ”

Gaas ayaa Arintan cusnurinmada ah ee ay sameeyeen Koxdiisa u arkay Arin lagu faano oo dad looga sheekeeyo balse wax talaabo ah kama qaadin kuwii cunsurinimada kula kacay reeraha gabooye ee Soomaalida ah ee Dhiiga & dhaqankuba ina walaaleeyeen,

HALKAN DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top