WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Ciidamadda Maamulka Somaliland oo Darejo sare u xidhay Sarkaalkii kasoo goostay dhawaan Ciidamadda Maamulka Puntland-Video

Ciidamadda Maamulka Puntland gaar ahaan taliska Milateriga ee Hargeysa ayaa dalacsiiyey isla markaana munaasibad soo dhaweynn ah u qabtay Sarkaal ka tirsanaa ciidamadda Maamulka Puntland oo dhawaan ka goostay kuna biiray kuwa Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

SOMALI NEWS

To Top