Ciidamadda Maamulka Puntland gaar ahaan taliska Milateriga ee Hargeysa ayaa dalacsiiyey isla markaana munaasibad soo dhaweynn ah u qabtay Sarkaal ka tirsanaa ciidamadda Maamulka Puntland oo dhawaan ka goostay kuna biiray kuwa Maamulka Somaliland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
