WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Cali Khaliif oo Khaatumo ahaan loogu casuumay shirka Xisbiga Waddani ee Burco-Video

Laascaanood (HM)-Cali Khaliif Galaydh Madaxweynihii maamulkii iska kala harjaday ee Khaatumo oo in dhawaydba ku sugnaa deegaanada maamulka aqoonsi raadiska ah ee Soomalilnd ayaa maanta waxaa uu kasoo muuqday shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Waddani oo ka furmay magaalada Burco ee xarunta Gobalka Togdheer.

HALKAN KA DAAWO

 

SOMALI NEWS

To Top