WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Buuhoodle oo lagu soo Bandhigay Buugga tilmaamaha Ardeyga-Video

Buuhoodle ( HM) Jaamacada Bariga Africa faraceeda Magaalada Buuhoodle Waxaa lagu soo bandhigay buug loogu Magacdaray Tilmaamaha ardayga Guulaystay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Buugaasi Ayaana Waxaa Qoray Aqoonyahan C/raxmaan ahmed Garaad soofe Munaasabadii Buugaasi lagu soo bandhigaye Waxaa Goob Joog ahaa Maamulka Jaamacada Cuqaal iyo Waxgaradka deegaanka.

Waxaa laga Warbixiyey Waxyaabaha muhiim ah ee Buuggu Kulansaday, Waxaana Sh. Craxmaan Lagu Booriyey inuu soo Bandhigay Buuggan oo Xambaarsan Xigmado balaadhan

SOMALI NEWS

To Top