WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Buuhoodle dhalinyaro is abaabulay oo soo gaadhay Deegaanadii shaqaaqadu dhawaan ka dhacday iyo Baaqa ay u direen kuwa hurinaya Colaadda-Video

Kadib markii dhawaan ay shaqaaqo khasaare ka dhashay ay beello walalo ah ku dhexmartay deegaanada Horufadhi iyo Gocondhaalle ayaa waxaa magaalada Buuhoodle kacdoon balaadhan oo dhanka nabadda ah ka bilaabay dhalinyaradda walalaha ah ee kasoo jeeda Buuhoodle gaar ahaan dhalinyaradda Buuhoodle oo isku duuban.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhalinyarradan ayaa gaadhay Deegaanadii shaqaaqadu ka dhacday waxaana ay ugu baaqen labadda beelood iyaga oo ugu caqli celiyey in ay joojiyaan xabadda iyo colaadda taas badelkeedana ay qaataan nabadda.isla markaana la iska qabto kuwa wax ma garatada ah.

 

SOMALI NEWS

To Top