WARARKA SOOMAALI

Ciidamadii ugu badnaa oo Turkigu usoo tababaray Soomaaliya oo Muqdisho soo gaadhay-Video

Muqdisho ( HM) Waxaa maanta magaalada Muqdisho si balaadhan loogu soo dhoweeyay Cutubto ka tirsan Ciidamada Kumaandoosta ee Xooga dalka oo Tababar kusoo dhamaystay Dalka Turkiga.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Munaasibada ayaa waxaa hadalo ka jeediyey Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage oo ciidamada la wadaagay Waxa horyaala, wuxuuna sheegay inaan la gudi karin abaalka Dawladda Turkiga.

Wasiirka Gaashaandhiga DFS Xasan Amardambe ayaa sheegay in Ciidamada Qalabka sida uu dhib u dhiskoodu meel wacan marayo, Wuxuuna sheegay inay noqon doonaan Libaaxyadii Afrika.

Horufadhi News

SOMALI NEWS

To Top