Muqdisho (HM)-Tirada dhimashada xanuunka coronavirus ayaa kor u dhaaftay 5,000 gudaha Yurub, waxaana uu si daran ugu faafay Talyaaniga, Spain iyo Jarmalka,...
Muqdisho (HM)-Afhayeenka Hey’ada Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa dhawaan sheegay in isticmaalka lacagaha gacanta lagu qaado ay sii kordhin karto faafida caabuqa...
Muqdisho (HM) – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Injineer Cabdullaahi Cali Xasan ayaa sheegay inay sharci kasoo saari doonaan joojinta khudaarta dibadda...
Muqdisho (HM)-Waxaa sare u kacay tirada dadka u dhintay cudurka Corona gudaha wadanka Spain oo ay waxay gaartay 1,002,iyadoo ku dhawaad 20,000...
Muqdisho (HM)-Dowladda Turkiga ayaa gargaar caafimaad u dirtay dalka Mareykanka oo haatan kamid ah dalalka la daalaa dhacaya xanuunka corona. Gargaarkan ayaa...
Garoowe (HM)-Wafdigii dowlada federaalka Soomaaliya ee ka qeybgalay Shirweynaha Wadatashiga Puntland ayaa maanta oo Jimce ah warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe. Axmed...
Muqdisho (HM)-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS) oo iskugu dhafan cutubyo ciidanka Lugta ah iyo komaandooska Danab, oo kaashanayana kuwa nabad-ilaalinta Midowga Africa (AMISOM), qaybtooda hubka culus ayaa maalintii...
Laascaanood (HM)– Somaliland ayaa sheegtay inay talaabo ka qaadi doonaan ganacsatada iskudayda inay qaali gareeyaan raashinka si ay uga faa’iidaystaan cabsida laga...
Garoowe (HM)-Wasaaradda waxbarashada ee maamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa si kumeel gaadh ah hakisay howlaha waxbarashada muddo labo asbuuc ah oo...
Laascaanood (HM)-Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub, Axmed Saciid Fiqi, ayaa kasoo muuqdey liiska Golaha Wakiiladda ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee maanta la...