Ciidamada ilaalada Madaxtooyada ee Milateriga Soomaaliya loona yaqaan koofiyad casta ayaa maalmahan dhoolatus iyo gaada-ka-cayaar ka waday magaalada. HALKAN KA DAAWO VIDEO...
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in la joojiyay , islamarkaana la mamnuucay in wax hub ah la geeyo dalka...
Dowlada Sweden Ayaa U Diidey Viisaha Dal Ku galka Madaxweynahii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh maxamud,Iyadoona Aqbashay marti qaad Uu Ku tagi...
Haweenka iyo Shacabka ku dhaqan Deegaanka Darar-wayne ee Gobolka Sanaag ayaa ka hadlay Colaada deegaankaasi ka Jirta, iyo Dagaaladii dhiiga badan ay...
Ku dhowaad 90 ruux Tahriibayaal ah ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen Xeebaha Liibiya, kaddib markii dooni ay la socdeen ay ku...
Agaasimihii Hore ee Hay’ada Nabad Sugida Soomaaliya C.laahi Maxamed Cali Sanbalooshe oo dhowaan markii uu ku guuldaraystay Doorashadii Kursiga Xildhibaan isku badalay...
Waxaa caawa geeriyooday oo saacadii ka buuxsantay loona oofsaday xaga lagu wada danbayn doono gurigii rasmiga ahaa illaahay ha u naxariistee Garaad...
Cheick Ahmed al-Hassan Sanou oo u dhashay dalka Burkina Faso sanadkii 1992dii ayaa haatan ka mid noqday dadka ugu xogga weyn leh...
Maamulka cusub ee Somaliland ayaa shaki geliyay heshiis ay dowladii hore la gashay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta ee ahaa in saldhig milatari...
Mudo Bil iyo Badh ah ayaa kasoo wareegtay markii la doortay Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland, Iyadoona Xubnaha uu magacaabay u badan yihiin...