WARARKA SOOMAALI

Barnaamijka Tacsida Dr. Cali Khaliif Galaydh & dood ku saabsan Mustaqbalka gobalada Waqooyi.

Laascaanood (HM)-Waxaan halkan idinka soo gudbin doonaa Barnaamij weyn oo ku saabsan Tacsida Alle ha unaxariistee Dr. Cali Khaliif Galaydh oo khamiistii lasoo dhaafay ku geeriyooday Magaalada Jigjiga, Sidoo kale Barnaamijka qaybaha dambe waxaa looga hadli doonaa Mustaqbalka iyo aayaha Gobolada Waqooyi.

HALKAN KA DAAWO BARNAAMIJKA

SOMALI NEWS

To Top