Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo...
Maxkamad heer Gobal oo ku taalla magaalada Schweinfurt ee Gobalka Bavaria ee dalka Jarmalka ayaa waxa ay Khamiistii la soo dhaafay ee...
Faah faahino ayaa laga helayaa weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan goob maqaayad ah oo...
Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland ayaa Wasaaradda Kalluumaysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya uga digtay inay meel mariso sharciga sharciga hormarinta iyo maareynta...
Dab khasaaro hantiyadeed geystay ayaa waxaa xalay fiidkii uu ka kacay Mall ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, waxaana dabkaas uu...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka dowladda Soomaaliya ee Qatar u jooga Amb. C/risaaq Faarax Cali Taano. Warqad Wasaaradda...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 19-aad. Ajandaha Kulanka...
Musharaxa xisbiga waddani ee Mucaaradka Somaliland C/raxmaan C/llaahi Cirro ayaa ka hadlay dagaalka mudada ku dhow bil ka socda magaalada Laascaanood ee...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa magaalada Adis Ababa kula kulmay Wasiirka Shaqada iyo Xirfadaha ee...
Ilaalada Xeebaha ee Talyaaniga ayaa waxay shalay oo jicmo aheyd shaaciyeen inay 211 Muhaajiriin laga soo badbaadiyey meel 28 KM dhanka Koonfurta...