Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran...
Waxaa magaaladda Minneapolis dacwad lagu soo oogay labbo wiil oo kamid ah dhallinyaraddii Soomaaliyeed ee qalalaasaha iyo rabshaddaha ka geystay magaaladda Minneapolis...
Agaasimihii Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Fedeeraalka Soomaaliya C/qaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa shaaca ka qaaday inuu isk casilay xilkii...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta aysan Shaqeyneyn Dekadda Magaalada, iyad aoo...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay liiska 18-qof oo isugu...
Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef oo Warbaahinta la hadlay...
Wararka aan ka heleyno deegaanka Ceel-Cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka dhacday...
Ciidanka ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska Gobolka Banaadir ayaa xalay gacanta kusoo dhigay Nin ku eedeysay inuu dil u...
Shir looga hadlay amniga guud ee Puntland, gaar ahaan Amniga caasimadda Puntland, ayaa Maanta ka dhacay magaalada Garoowe, waxaana intii shirku socday...
Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa cambaareeyay qaraxii ay Al-Shabaab dhawaan ku burburisay Masjid ku yaalla deegaanka Daaru Nicma ee hoostaga degmada Runir-good ee...