Labada Gudoomiye ee Xisbiyada Mucaaradka ee Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro iyo Faysal Cali Waraabo ayaa Maanta Shir ku Qabtay Magaalada Hargaysa Waxay ka Hadleen Arrinta Golayaasha Deegaanka oo Shaqadooda Muran ka Taagan Yahay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maamulka Somaliland Waxaa Hada ka Soconaya oo ay Wadaan Xisbiyada Mucaaradka Somaliland in Lala Xisaabtamo Golayaasha Deegaanada Somaliland Kuwaas oo Hada Fadhiid ah.