) Qaar ka mid ah Aqoonyahanada Somaliland aya aaminsan in Ethiopia oo Burburta aysan Dan ugu Jirin Somaliland Sida uu Maanta Sheegay Aqoonyahan Cabdiraxmaan Cadami.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dawlada Ethiopia ayaa Liiq-liiqanaysa Waxaana Dhowaan Is Casilay Raysalwasaarihii Ethiopia kaas oo ku Fashilmay Wax ka Qabadashada Banaanbaxyada Sii Baahaya.