Wasiirka Waxbarashada Somaliland Maxamuud Yaasin Faratoon oo Warbaahinta kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Sababta Ardayda Somaliland Imtixaankii Sanadkan ugu Dheceecn ku Tilaamay Isticmaalka Taleefanada Gacanta.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mr Faratoon ayaa Sheegay in ay Hada Xal u Raadinayaan Ardaydaa Mudada Wax Soo Baranaysay Balse aanu u Suura Galin inay ka Gudbaan istixaankii ugu Danbeeyey.