WARARKA SOOMAALI

Vedio” Dufcadii 3 oo Arday ah oo Maanta Ka Qalin Jabiyey Jaamacada Bariga Africa ee Buuhoodle

Dufcadii 3 oo Arday ah ayaa Ka Qalin Jabisay Jaamacada Bariga Africa Laanteeda Buuhoodle Waxana Xaflad siwayn Loo Agaasimay Ka soo Qayb galay Madaxwayne Kuxigeenka Jaamacada Bariga Africa Xarunteeda Buuhoodle iyo Masuuliyiin Kale oo Ka socda Jaamacada Kuyaala Wadanka Somalia.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Africa Dr Abdi Shaafi Ahmed Cali Ayaana Halkaasi Ka Hadlay iyo Qaarkamid ah Aqoonyahano Isimada Deegaanka Buuhoodle oo Lagu Casuumay Xafladaasi Jaamacada Buuhoodle Lagu Qabtay.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top