Iyadoo dhowaan Dowladda Soomaaliya ay Itoobiya u gacan gelisay Cabdikariin Qalbi Dhagax oo ka tirsanaa Jabhadda ONLF ayaa arrintaas waxa ka dhashay buuq farabadan.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Haddaba waxan halkan idin kugu soo gudbineynaa Warbixin Xasaasi ah oo ku saasban waxa Dastuurka Soomaaliya iyo Sharciyada Caalimiga ah ay ka qabaan Dhiibista Qalbi-dhagax.