WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay madaxda ugu saraysa Ciimada Xooga iyo Balan adag oo ay wada galeen-Video

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabad ka dhacday wasaarada gaashaandhiga dowladda halkaas oo uu khudbad  ka jeediyay.  “Waxa loo dagaalayo naftiina kaliya maaha, waxaa difaaceysaan sharafka Soomaaliyeed iyo maqaamka aan aduunka ku leenahay”ayuu yiri

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Madaxweynaha iyo Taliska Militeriga ayaa ku balamay Arin muhiim ah  “Ma ballan qaadeysaan inaan labo sano gudahood dalkan ku xoreyno, qarannimada Soomaaliyeed aan ka shaqeyno oo aan qabiil ka tagno?”, Waxaana ay Saraakiisha ku jawaabeen “HAA”, Madaxweynaha ayaa dhankiisa balan qaad usameeyay militeriga, wuxuuna sheegay inay Noqon doonaan Shaqaalaha ugu horeeya ee Qaata Mushahaarka.

 

SOMALI NEWS

To Top