Xildhibaan hore Muxudiin Xasan Afrax oo wareysi siiyay midnka mida idaacadaha ku yaala magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in madaxweynaha Dowladda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu soo dhoweeyay dhismaha maamul gaar ah oo uu yeesho gobolka Banaadir Iyo Hubka Dhigista ka socota Muqdisho oo kaliya .