WARARKA SOOMAALI

Daawo Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Siweyn Ugu Siifidaya Degmada Widhwidh Ee G-Cayn Iyo Dad Udhintay

Widhwidh Xaalad Adag Ayaa Kajirta Degmada Widhwidh Waxaana Maalmahan Lasoodhaafay Ay Dadkani Ladaalaadhacaynayeen Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Siweyn Uga Dilaacay

Bahada Caafimaadk Oo Saaka Warbaahintu Kubooqtay Xarunta Hooyada Iyo Dhalaanka Ayey Waxa Ay Sheegeen In Xaaladu Ay Meel Adag Marayso Halka Ay Jiifaan 90 4 Qofna Ay Udhinteen Xanuunka

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Waxay Kahadaleen Arimo Badan Oo Ay Kamid Tahay In Ay Gaadiid Aysan Haysan Yagoona Maaamulada Qurbajoogta Iyo Umada Soomaliyeedba Ay Kacodsadeen In Gurmad Deg Dega Lalasoogaadho

SOMALI NEWS

To Top