Boosaaso (HM) – Wararka maanta ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in gobolkaasi uu ka socda abaabulka dibad-baxyo balaadhan oo...
Muqdisho (HM)-Golaha Guud ee Qaramada Midoobe ayaa Arbacada maanta ah dooran doona shan xubnood oo ka tirsan kuraasta aan joogtada aheyn ee...
Muqdisho (HM)-Saraakiisha Booliska Soomaaliya ayaa War ka soo saaray dil Askari ka tirsan ciidanka dowlada uu shalay u geystay Nin Odey ahaa...
Laascaanood ( HM) Waxaa maalintii Axadii madaarka magaalada Hargeysa ee Cigaal International soo cago-dhigatay labo diyaaradood, kadib furitaankii shirka Jabuuti ee wada-hadalada...
Muqdisho (HM)-Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahalada Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen...
Laascaanood ( HM) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Dood ku saabsan Shirkii ka dhacay dalka Jabuuti ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland....
Laascaanood (HM) – Wararka laga helayo gudaha Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in maamulka Somaliland ay maanta ciidamo dheeraad ah ay...
Hargeysa (HM) – Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta khudbadiisi labaad ka jeediyay kulanka wada-hadalada ee ka socda dalka Jabuuti, oo...
Muqdisho (HM) – Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey hindisaha uu 14-kii bishan soo jeediyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo uu...
Jabuuti ( HM) –Shirka Ka socda dalka Jabuuti ee DF Soomaaliya iyo Somaliland u dhexeeya ayaa galay Maalintii Labaad. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya...