WARARKA SOOMAALI

Xildhibaano Puntland oo ka hor yimid Wasiiradii shalay Garoowe ka hadlay-Akhriso

Garoowe (HM)-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegay ayaa soo dhaweeyey war-murtiyeedkii kasoo baxay shirka wadatashiga Puntland ee halkaas lagu soo gebagebeeyey maalmo ka hor.

Xildhibaanada ayaa sheegay inaysan ku raacsanayn wasiirada DFS ee shirkii jaraa’id ku qabtay Garoowe, kuwaasoo dhaliilay qaar ka mid ah qodobadii ku xusnaa War-murtiyeedka.

HOOS KA AKHRISO QORAAL AY SOO SAAREEN XILDHIBAANADA:-

SOMALI NEWS

To Top