Laascaanood ( HM)-Dalka Jabuuti waxaa shalay iyo maanta ka dhacay Banaanbaxyo Bulshadu ay Cadaalad ugu raadinayso Fu’aad oo kamid ahaa ciidamada cirka ee dalka Jabuuti, Kaasi oo Xaalad adag ay ku haysato Xabsi ku yaalla dalkaasi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Samiira Jaamac Xaaska uu Qabo Fu’aad ayaa Waraysi ay bixisay waxay uga Hadashay xaaladihii ugu dambeeyay iyo Xog ku saabsan Arimaha uu Fu’aad ku xidhan yahay.
Muuqaalkii uu Xabsiga kasoo dhex duubay Fu’aad ayaa Noqday mid gilgilay Qalbiga shacabka Soomaaliyeed, Waxaana Madaxda ugu saraysa Jabuuti loogu baaqay inuu Cadaalad iyo daryeel helo Fu’aad oo kamid ah duuliye sare oo ka tirsan Ciidamadda cirka ee dalka Jabuuti.
Horufadhi News