WARARKA SOOMAALI

War deg deg ah oo ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari-Akhriso

Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa laga soo saaray qoraal deg deg oo beenin ah, kaasoo ku saabsan warar lala wareegayo oo sheegaya inuu is casilayo.

Qoraalka oo uu ku saxiixnaa Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaas been abuurka ah oo saacadihii la soo dhaafay hareeyay baraha bulshada.

Waxaa bulshada lagu wargeliyay inay ka fogaadaan wararka been abuurka ee lagu marin habaabinayo shacanka.

Akhriso qoraalka degdeg ah:

SOMALI NEWS

To Top